In ka badan 24 ardayd oo baratay Cilmiga Caafimaadka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Qardho.

0
44

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen 24 Arday oo baratay maada caafimaadka iyo daawooyinka kuswaasi oo ka aflaxay Machadka barashada caafimaadka iyo luuqada ee Calan-side

munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka Machadka , waalidiin, aqoon yahano, iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.