In ka badan 25 ardey oo bartay shareecada Islaamka oo munaasabad loogu qabtay Garoowe.

0
74

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Magalada Garoowe ee xarunta maamulka Putland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 25 Arday oo bartay Cilmiga Shareecad Islaamka islamarkana ka aflaxay Machadka Daraasaadka Islaamka ee Shiiq Cabduqaadir Nuur.

Munaasabada ayaa waxa kaso qayb galay Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Putland, Wasiiro , Xildhibaano, maamulka Machadka , Waalidiin, Dhalinyarada, Macalimiin , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiya Maxamed Maxamuud.