In ka badan 25 ardey oo ka qalin jabisay Machadka Imaamul Nawaawi ee magaalada Garbahaarey.

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabadaan oo aay ku qalin jabinyeen in ka badan 25 haween ah oo bartay shareecada islaamka isla markaana ka qalin jabiyay Mac-hadka Imaamul Nawaawi ee Magaalada Garbahareey ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka madrsada waalidiin ardeyda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Maamulaha Mac-hadka Imaamul Nawaawi ee Magaalada Garbahareey Sheekh Maxamad Cali ayaa shegay in gabar wax la baro ay muhiim tahay isla markaana ayaa sameystaan goob ay wax ku baraan dumarka kale.

Warbixintan waxaa soo jedinaya Xaawo Aadan Xuseen.