In ka badan 250 ardey oo bartay cilmiga caafimaadka oo ka qalin jabiyay Central Medical College

0
490

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in Abadan  250 arday  oo u badan gabdho kuwaasoo baratay cilmiga caafimaadka islamarkana ka baxay machadka  Central Medical College ee magalaada Hargeysa.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here