In ka badan 270 Arday oo iskugu jirta danyar iyo agoon oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Al Aqsa Baladweyne

0
216

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 270 Arday oo iskugu jirta danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka alaqso ee magaalada Baladweyne Arday oo iskugu jirta danyar iyo agoon oo fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka alaqso ee magalada Baladweyne,

Warbixintan waxaa soo jeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.