In ka badan 270 ruux oo deeq ka kooban dhar iyo alaabaha guryaha loogu qeybiyay Kismaayo.

0
101

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ardayda, Macalimiinta iyo maamulka dugsiga, hoose, dhexe iyo sare ee Guulwade ee magaalada Kismaayo ayaa deeq ka kooban dhar iyo alaabaha guryaha uqeybiyey 270 qoys oo dib udajin loogu sameeyey degaanka Qaamqaam.

waxa goobjoog ahaa madasha deeqda lagu qeybinayey mas’uuliyiin katirsan maamulka magaalada kismaayo iyo maamulka dugsiga, hoose, dhexe iyo sare ee Guulwade.

Warbixintan waxaa Soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.