In ka badan 281 arday oo ka baxday iskuulka Sheekh Maxamed Macalin oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
167

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan ayaa laga qabtay munasabadda ay ku qalin jabinaayeen in ka badan 281 arday oo ka baxay dugsiga sare sheikh maxamed macalin ee magaalada Baladweyne.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeeybgalay maamulka iskuulka , walidiin, ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.