Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boorama ee xarunta Gobalka Awdal ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 290 ardayda oo baratay Culuumta Caafimaadka , Kombiyuuterka iyo luuqadaha islamarkaana ka aflaxday Machadka Waaberi.
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Machadka,Xildhibaano, Bahda waxbarashada,Waalidiin, Macallimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.