Baladweyne (Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Horumarinta Sayniska iyo Barbaarinta caruurta maamulka Soomaliland ayaa magaalada Burco ugu soo xirtay tababar inkabadan 295 Macallin oo ka socday gobollada Saraar iyo Sanaag.
Tababarkaan oo socday mudo bil ah ayaa waxaa macallimiinta lagu barayay cashiro la xiriira nidaamka wax dhigista iyo Horumarinta Waxbarashada ardayda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya cabdiqaadir Cumar Ibraahim.
Audio Player