In ka badan 30 Arday baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
57

Baladwayne (Radio Beerlula )-Inkabadan 30 arday oo dhameeyey Qur,aanka Kariimka islamarkaana ka aflaxay Madarasada Ummul Kitaab ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasada lagu maamuusayay arday dhameeysatay qur,aanka kariimka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Madarasada , Macalimiin , Waalidiin , maamulayaal ka kala socday macaahida ku yaalo magaalada Muqdisho iyo arday loo qabtay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.