In ka badan 30 ardey oo baratay Culuumta Caafimaadka oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay Garbahaarey.

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 30 arday oo dhameeysatay Culuumta Caafimaadka islamarkaana ka aflaxday Machadka Gedo Medical College ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Garbahaareey ee xarunta Gobalka Gedo.

Munaasabadda ayaa waxa ka qayb galay maamulka Machadka,Macalimiin , Bahda waxbarashada, Waalidiin, ,Dhalinyaro, Arday iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.