In ka badan 30 ardey oo baratay xirfadda cunno karinta oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Hargeysa.

0
184

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo ay ku qalin jabinayeen 30 arday oo baratay xirfada cunto karinta ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa, waxaana munaasabada ka qeyb galay wasiir ku xigenka wasaaradda waxbarashada Soomalind , maamulka dugsiga cunno karinta SKY, waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.