Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa tababar kusaabsan sare u qaadista doorka gabdhaha Kujira saxaafadda loogu qabtay in kabadan 30 saxafiyiin ah oo ka kala socda warbaahinta Galmudug qeybahooda kala duwan
Tababarkan oo socon doona mudo 3 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafinta Galmudug oo kaashanaysa wasaaradda warfaafinta dalxiiska iyo dhaqanka XFS
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.