In ka badan 30 oo ardey oo dhameeyay dugsiga dhexe oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Baladweyne.

0
78

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen inkabadan 30 Arday oo dhameysay fasalka sideedaad Dugsiga dhaxe ee Madarasadda Ubaya binu kacab ee magalaada Baladweyne.

munaasabada qalin jabinta waxa ka qeyb galay maamulka Madarasadda, bahda waxbarashada, waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.