In ka badan 30 ruux oo tababar ku saabsan xalinta khilaafadka loogu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
162

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababar ku saabsan habka loo xaliyo khilaafadka iyo ahmiyadda ay leedahay nabadda ayaa 30 ruux oo kala socota qeybaha kala duwan ee bulshada loogu soo gaba gabeeyay magaalada Baladweyne, iyadoona tababarkan uu socday muddo afar maalmood ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here