In ka badan 30 saxafi oo tababar ku saabsan tabinta arrimaha bini’aadanimada iyo isbadalka cimilada loogu soo xiray Muqdisho.

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada warfaafinta XFS Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho Tababar ugu soo xiray 30-suxufi oo iskugu jira tafatirayaal iyo wariyaal kala socday warbaahinada ka howlgala Muqdisho iyadoo tababarkan lagu baranayay tabinta Sheekooyinka Bini’aadannimadda iyo Isbedelka Cimilada.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf

Cabdulahi