In ka badan 30 saxafi oo tababar looga furay Muqdisho.

0
114

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda  Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Magaalada Muqdisho tababar uga furay 30 kamid ah shaqaalaha waaxda farsamada guud ee wasaaradda.

Ujeedka tababarka ayaa ah sidii shaqaalaha waaxda farsamada guud ee wasaaradda ay u gudan lahayeen wajibaadka shaqo ee saran.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.