In ka badan 30 suxufi oo tababar loogu soo xiray magaalada Kismaayo.

0
46

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo tababar ugu soo xiray in ka badan 30 saxafi oo ka hawlgala xarumo kala duwan.

tababarka oo lagu barnayay casharo la xariiro mareynta saxafada iyo tabinta wararka dorshooyinka ayaa logu tala galay in safiyiinta ka qeyb galay ay dib ugu celi donaan xarumahii ay ka yimadeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.