Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP iyo wasaarada warfaafinta Puntland ayaa tababar ugu daahfuray magaalada Boosaaso 30 Weriye oo ka hawl gala xarumaha warbaahineed ee kuyaala magaalada
Tababarkan oo socodoona mudo Afar Maalin ah ayaa waxa wariyaasha laku bari doona Anshaxa saxaafadda iyo xuquuqda aadanaha
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.