In ka badan 300 oo arday oo difaacday bugaagta qalin jabintooda Jaamacada Hiiraan ee Baladweyne.

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ardayda Jaamacada Hiiraan ee Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay difaacashada Bookooga qalinjibinta .

In kabadan 300 oo arday ayaa lagu wadaa in ay difaacdaan booka qalinjibinta kuwaasi oo afarsano wax soo baranayay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here