Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku-xigeenka somaliland maxamad cali aw cabdi ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray 300 oo guri oo ay Dowladda Imaaraadka Carabtu ugu deeqday Dadka danyarta ah ee ku dhaqan deegaanada somaliland gaar ahaana magaalada barbara .
munaasabada xarig jarka guryaha loogu tala galay dadka danyarta ah ayaa waxaa ka qeyb gala masuuliyiin ka tirsan somaliland iyo masuuliyiin ka socday dowlada imaaraadka carabta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada barbara.
Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.


