In ka badan 310 arday oo munaasabad Qalin jabin loogu qabtay magaalada Muqdisho.

0
186

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 310 Arday oo baratay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Hormuud ayaa xaflad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay xaflada qalin jabinta mas’uuliyiin katirsan wasaarada waxbarashada Soomaliya, maamulka jaamacada Hormuud, bahda waxbarashada iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.