in ka badan 350 Arday oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay magaalada Hargeeysa.

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 350 Arday oo dhameysatay qeybta waxbarshada dadban ee iskuulka calami.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka iskuulka calami bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.