In ka badan 37 oo ka qalin jabisay Iskuulka Al Faatix oo munaasabad loogu qabtay Burco.

0
22

Baladweyne (Radio Beerlula)-munaasabad ay ku qalin jibinayeen 37 arday oo dhameeysay dugsiga dhaxe iyo Culuumta shareecadda Islaamka islamarkana kana aflaxday Machadka Al Faatix ayaa lagu qabtay maagalada burco ee xarunta gobolka tog dheer

Munaasabadda ay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin culuma udiin,walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.