Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha mamulka Somaliland ayaa ka qayb galay munasibad ay ku qalin badalanayen 38 Arday oo bartay xirfadaha farsamada gacanta kana aflaxay jamacada burco faraceeda magalada ceeynabo
Waxa kasoo qeybgalay munaasbada Maamulka jamacada , Xildhibaano ,Waliidin, Bahda waxbarashada, Macalimiin,Dhallinyaro,Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen