In ka badan 38 haweenka ah oo baratay xirfadda tolista dharka oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa.

0
167

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabada aay kuqalin jabinayeen 38 Arday oo bartay xirfadda harqaanka islamrkaana ka aflaxay Dugsiga Xirfadaha Ee Khadiija Bintu Khuweylid

waxa kasoo qeyb galay munaasabada qalin jabinta maamulka Dugsiga mas’uuliyiin katirsan maamulka Somaliland waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here