In ka badan 40 haween ah oo loo deeq lacageed loogu qeybiyay Burco.

0
98

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’ada SOS Ayaa deeq lacageed oo dhan 18 kun oo Dollar u qaybisay in ka badan 40 haween ah oo ka mid ah qoysas danyarta ah ee ku nool magalada burco ee gobolka togdheer

Waxana ka qeyb galay bixinta deeqdan dallada hogal oo ay ku mideysan yahiin haweenka danyarta ah iyo madax ka socodo hay’ada SOS iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen