In ka badan 40 macalin oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Garoowe

0
326

Baladweyne(Radio Beerlula)- in ka badan 40 macalin oo kamida macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada ku yaalla magaalada Garoowe ayaa loo qabtay tababark ku saabsan habka casriga ah ee wax barista oo ay soo qaban qaabiyeen ururka macalimiinta Puntland waxaana tababarka bixinayay macalimiin aqoon u leh habka wax barista casriga ah.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here