In ka badan 400 oo ardey oo baratay dastuurka iyo wadaniyada oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
163

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsinayay 400 oo ardey oo ka aflaxday xarunta tababarka dastuurka iyo wadaniyada ee Somaliland islamarkana bartay dastuurka iyo wadaniyada.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan Somaliland, aqoonyahanno, iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.