In ka badan 400 oo macalin oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
77

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare Hirshabelle Saciid Hagar Camaloow, ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Baladweyne 400 oo macalin kuwaasi oo kamid ah macalimiinta qaranka.

Macalimiintan ayaa mudo waxa uu tababar uga socday xarunta tababarada macalimiinta ee Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here