In ka badan 400 oo qoys oo deeq raashin ah loogu qeybiyay Burco.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta Kutubta qur’aanka kariimka ee Umuhaatu khayrdoon ayaa deeq raashin ah oo ka gooban Bur, Bariis, Songor, iyo Saliid u qeybisay 400 qoys oo ku nool Magaalada Burco ee gobolka Tog-dheer

waxa ka qeyb galay madsaha lagu qeybinayey deeqda Raashinka ah mas’uuliyiin katirsan Xarunta Kutubta qur’aanka kariimka ee Umuhaatu khayrdoon iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here