In ka badan 45 ardey oo ka baxday jaamacadda Plasma faraceeda Baladweyne oo difaacday buugga qalin jabinta.

0
401

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka jaamacada plasma xarunteeda magaalada  Baladweyne ayaa soo gabagabeeyay difaacashada buuga qalinta  45 ardey oo baratay kuliyadaha kala ah caafimaadka dadweynaha ,  kalkaaliyanimada iyo maamulka iyo ganacsiga.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here