In ka badan 45 ardey oo ka qalin jabisay madarasada Al-Raxma ee deegaanka Xayira ee Togdheer

0
80

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo ay ku qalinjibinayeen in kabadan 45 arday kuwaasi oo dhameystay barashada qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay Madarasada Al-Raxma ee deegaanka Xayira ee Togdheer gobalka Togdheer.

Munaasabadaan ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Madarasada , Bahda madaarista deegaanka Xayira, Waalidiin, Maalimiin , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey