in ka badan 46 Arday oo baratay Quraanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa. Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

0
172

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 46 Arday oo baratay Quraanka Kariimka islamarkaana ka aflaxday Maraakista Luqmaan Al Xakiim.

Waxa ka qayb galay Munaasabada maamulka Maraakista Luqmaan Al Xakiim, bahda waxbarashada, waalidiin, iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdullahi.