Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xerada Xagardheer oo ku taalo Qaxootiga Dhadhaab ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 50 arday oo baratay Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday madarasadda Nuurul-Islaam.
Munaasabada lagu abaalmarinayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Madarasada, Culimo udiin, Waalidiin , Macallimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.


