In ka badan 50 arday oo ka qalin jabisay Machadka caafimaadka Guutale ee Qardho.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabaddan oo ay ku qalinjibinayeen in kabadan 50 arday kuwaasi oo dhameystay maadooyinka kala duwan ee caafimadka kana aflaxay Machadka caafimaadka Guutaale ee Qradho.

Munaasabadda waxaa goobjoog ahaa maamulka gobolka Kar kaar kan degmada Qardho aqoonyahnno waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan