In ka badan 50 arday oo ka qalinjabisay Macadka Al-imamu Shucbah ee Muqdisho

0
118

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalinjibinayeen arday ka baxday Machadka Al-imamu Shucbah. kuwaasi oo bartay Qur’aanka Kariimka.

waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Machadka,waalidiin bahda waxbarashada iyo bulshada qeybahooda kala duwan.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here