Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 50 arday ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ka helay Jaamacadda Job key faraceeda Baladweyne ee sanad dugsiyeedkaan 2025-2026.
Ardaydaan ayaa waxa ay ku biiri doonaan Kulliyadaha ay bixiso Jaamacadda sida Caafimaadka, Waxbarashada, Tiknoolajiyada iyo Culuumta kale ee Jaamacadda.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


