In ka badan 50 Arday oo xiftisay quraanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Dhoobley.

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhoobleey ayaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay ardayda dhameeysatay Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Madarasada Intiqaam.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Madasarda, Culimo udiin,Bahda waxbarashada,Macallimiin, Aqoonyahanno, Waalidiin iyo martisharaf kale.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here