Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay in kabadan 50 arday oo isugu jiro wiilal iyo gabdho kuwaas oo baratay cilmiga koombiitarka kana aflaxday machadka Luuqadaha ee Modern.
Munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay Mas,uuliyiin, Macalimiin, waalidiin, Salaadiin, Arday iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.