Baladweyne(Radio Beerlula)- in ka badan 50 ardey oo dhameystay barashada luuqada Ingiriiska islamarkana ka baxday iskuulka Universal ayaa munaasabadda loogu qabtay Hotelka Kaamiil ee magaalada Baladweyne.
Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.