In ka badan 50 ardey oo xiftisay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-50 arday oo baratay Qur’aanka kariimka iyo maadada carabiga islamarkaana ka aflaxday Machadka Riyaadul quraan ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Machadka ,Culimo udiin, Macalimiin, Waalidiin, Dhallinyaro, iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney.