in ka badan 50 qoys oo danyar ah oo deeq lacag ah loogu qeybiyay Magaalada Wardheer.

0
78

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Samafalka Walaalaha Doolo ayaa lacag dhan laba boqol oo kun oo Bir oo lacagta dalka Itoobiya Magaalada Wardheer ugu qeybiyay in ka badan 50 qoys oo danyar ah si dhar ciid ugu soo iibiyaan caruurtooda.

Munaasabadan qoysaskan lagu guddoonsinayay lacagahan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka Doolo ee dowlad deegaanka Soomaalida, hogaanka ururka Doolo, odayaal, haween iyo caruur.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here