Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda SOS ayaa Deeq lacaged oo Dhan 22,500 Oo Dollar gaarsiisay 50 Qoys oo iskugu jiro danyar iyo agoon kuwaasi oo ku nool kaamka dur dur ee Magaalada Burco.
Deeqdan lacageed ayaa loogu tala galay in barakacayaashan ay ku sameeystaan ganacsi iyo ineey ku iibsadaan waxyaabaha aas-aasiga u ah noloshooda.
Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.