In ka badan 50 qoys oo ku nool Degmada Maydh ee Somaliland oo laga wareejiyay agabka kallumeeysiga.

0
128

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Soydavo oo kaa shaneeyso wasaaradda kaluumeysiga maamulka Soomaaliland ayaa qalab lagu jalaabto kuluunka bada u qeeybisay 50 qooys oo ku nool degmada maydh ee Gobalka sanaag.

Munaasabadda lagu wareejinayay qalabka ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan wasaaradda kaluumeysiga Soomaaliland,maamulka degmada iyo xubno ka socday Hay’adda Soydavo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.