Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin-jabiyeen In ka badan 500 arday kuwasoo bartay cilmiga caafimaadka kana aflaxay Mac,hadka Caafimaadka Baydhabo.
Waxaa ka qeyb galay maamulka macadka ,Walidiin, Macalimiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


