In ka badan 500 oo barakacayaal ah oo dib u dajin loogu sameeyay Hargeysa.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa waxaa dib udajin loogu sameeyay in ka badan 500 oo qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo markii hore daganaa duleedka magaalaada Hargeysa.

Dadkan ayaa markii hore daganaa dhul aysan lahaeyn waxaana dib udajintooda iska kaashaday hay’adda barakacayaasha Soomaliland iyo dowladda hoose ee Hargeysa.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.