In ka badan 500 oo macalin oo ka qalinjibisay machadka macalimiinta Jubbaland ee Kismaayo.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjibinayeen 500 oo macalin kuwaasi oo ka aflaxay machadka macalimiinta Jubbaland.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiinta wasarada waxbarashada madax kasocotay jaamacadaha Xildhibaano iyo madaxda Shirkadaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan