In ka badan 500 oo qoys oo Baydhabo loogu qeybiyay Burjukooyinka wax lagu karsado

0
186

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud Ee Wasaradda bay’ada iyo duur joogta koonfur galbeed Soomaaliya Ismaaciil Sheekh Mustaf ayaa ku dhowaad 500 oo qoys oo dan yar ah u qaybiyey burjukooyinka wax lagu karsado,

Deeqdan burjukooyinka ayaa ah wajigii labaad ee ay Wasaaradda bay’ada iyo duur joogta koonfur galbeed Soomaaliya ugu tala gashay ineey ka faa-ideystaan qoysaska danyarta ah si looga hortago xaalufinta deegaanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen