Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garowe ayaa lagu qabtay munaasabada aay kuqalin jabinayeen 53 Arday oo bartay xirfaddaha gacanta sida Solarka iyo korontada islamrkaana ka aflaxay Machadka Farsamada gacanta ee NECSOM.
waxa kasoo qeyb galay munaasabada qalin jabinta Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Ilyas Osman Lugatoor maamulka Dugsiga waalidiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


